User Options


(online status
not displayed)
Name:   emmigagu40Ranking:   --
Birthday:   1972-02-20Country:   
Joined:   2016-05-10Location:   
Posts:   0 comments
Uploads:   
Web:   
Name:   emmigagu40
Birthday:   1972-02-20
Joined:   2016-05-10
Location:   
Uploads:   
Waqtigaan la joogo tiknoolojiyada marba marka ka dambeeyo weey sii koraysaa iyadoo taasi ay jirtana haddan waxaa soo badanaya tirada virus-ka wax u dhimi kara kombiyuutarka iyo xogtaada miyaanay ahayn inaan kombiyuutarrada ku shubano softwares ka ilaaliyo virus-ka? Haa run ahaantii way tahay inaan ku shubano. Antivirus ka waa software lagama maarmaan kombiyuutarradeena ammaan inoogu aahaadaan.

Hadaba tallaabada ugu muhiimsan ee aad ku sugi karto ammaanka kombiyuutarkaaga waa inaad waa inaad ku shubato antivirus. Antivirus wuxuu leeyahay qaybo badan oo loogu talogaylay inay soo qabtaan nuucyada kala duwan ee virusyada sida spyware, rootki iyo malware da kale ee jira. wuxuu kaloo leeyahay leeyahay cloud protection, sandbox.

Tallaabada xigta waa inuu firwal ku kuu shidnaado barnaamijkaan wuxuu ka difaacayaa in lasoo galo kombiyuutarkaaga adigoo ku xiran network oo inta lasoo galo lagaa tirtiro files iyo barnaamijyada kuugu jira kombiyuutarka.
Login or register to add emmigagu40 as your friend!

User Comments

Add your comment

Please login or register to submit your comment.